caroog.net
Barnaamijka Shaqo Qaran Oo Laga Bilaabay Mid Kamida Goboladda Somaliland.
November 13, 2018 - Written by admin

Barnaamijka Shaqo Qaran Oo Laga Bilaabay Mid Kamida Goboladda Somaliland, waxaana Barnaamijkan oo uu hore ugu dhawaaqay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi la filayaa in u si rasmi ah uga wada bilaabmo goboladda dalka oo dhan.

waxaanu si rasmi ah maanta Barnaamijkaasi uga bilaabmay gobolka Saaxil magaalo madaxdiisa Berbera, waxaana munaasibadda barnaamijkaasi lagu daah furaayey ka soo qayb galay  madax ka socotay xukumadda Somaliland iyo marti sharaf kale.

 

COMMENTS
Latest News