caroog.net
DAAWO:-Beesha Reer Liibaan Oo Ku Gacansaydhay Ugaas Cusub Oo Lagu Caleemo Saaray Deegaanka Calaydh iyo Salaadiin Ku Taageeray
July 9, 2019 - Written by caroog

Odayada, Cuqaasha, Xildhibaanada, Ganacsatada Beesha Reer Liibaan Oo uu wehelinayo Suldaanka Guud ee Beesha Yaasuf Suldaan Xuseen Ismaaciil Geele waxay Ku Gacansaydhay Ugaas Cusub Oo dhowaan Lagu Caleemo Saaray Deegaanka Calaydh ee Ethiopia, Baaqan beesha ayaa waxa ku taageeray qaar ka mid ah Salaadiinta Subeer awal

 

 

COMMENTS
Latest News