caroog.net
Daawo:- Fanaanad Hargeysa Tagsiile Ka Noqotay Iyo Dhibaatooyinka Ay Kala Kulanto Bulshada
December 4, 2018 - Written by admin

Hargeysa (Caroog.net) – Samsam Xassan Aadan waa haweenay magaalada Hargeysa kaga dhex shaqeysata baabuurka loo yaqaano VITS ama Dukhaan kaas oo dadku ay kireystaan waxaana ay ka waran tahay waxbaaha ku kalifay iyo caqabadaha ay kala  kulanto bulshada

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News