caroog.net
Daawo Muuqaal Murugo Iyo Naxdinleh: Waraysi Laga Qaaday Hooyo Wiilkeedii Curdeed Oo Nolosha 18-Carruur Ah Korinayay Ku Wayday Qaraxii SOOBE Ee Muqdisho Iyo Duruufta Ku Habsatay.
April 9, 2019 - Written by admin

Daawo Muuqaal Murugo Iyo Naxdinleh: Warsi Laga Qaaday Hooyo Wiilkeedii Curdeed Oo Nolosha 18-Carruur Ah Korinayay Ku Wayday Qaraxii SOOBE Ee Muqdisho Iyo Duruufta Ku Habsatay.

Bal qiyaas xanuunka iyo dhaawaca qalbi jabka ee ay leedahay marka aad weydo wiilkaaga gacanta ku hayey oo taageerayey nolosha 18 qof. Waa sheeko ka mid ah mahadhada qaraxyada Muqdisho, waana qisada xanuunka badan ee hooyo Xakiima Cusmaan Jimcaale.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warbixintan.

COMMENTS
Latest News