caroog.net
DA,YARTII HESHAY HIILKA.
December 12, 2018 - Written by admin

Tartanka salka Ku haya cadaalada iyo sinaanta ku salaysan Ka jawaabida baahiyaadka shaqo ee dhalinyarada somaliland kaas oo ah Iftiim u baxay dhalinyarada u ah qarankan ubaxa taas oo hirgalintiisa iyo ka midho dhalintiisa uu hormuud ka yahay Ka yahay Gudoomiyaha Hayada shaqalaha Dawlada Ayaa Gobolada somaliland Laga Bilaabay..

Sharmarke Axmed Muxumed (Sharmake Geelle) Gudoomiyaha Haayada Shaqalaha Dawlada Somaliland. Waxa Uu Ka Mid Yahay Masuuliyiinta Xukumada Muuse Ka Dhex Iftiimay Waa Masuul Simay Dhalinyarada Da,Yarta Ah ee Reer Somaliland Kuwaasi Oo Si Xalal Ah Hada shaqada Ku Hela isla Markaana Si Cadaalad Ah Intaxaanka Shaqo Raadinta Looga Qaado Tan Iyo intii Masuulkani Xilka Uu Hayay Waxa Dhalin Yaradu Ka Baxday Shaadhkii Lagu Xulan Jiray Iyo Nadamkii Aan Ku Salaysnayn Cadaalada Iyo Qalanka Maskax Maalka Ah Ee aqoonta .

Sharmarke Axmed Muxumed Geele Waxa Uu Dhalin Yarada Dhigiisa Ah Ee Aqoon Yahan kala Duwan Ah isla markaana Ah Hogaanka Beri Uu U yahay Hormuud Iyo Tusaale Ka Dheer Nin Jeclaysi Iyo Shaadhka Gaar Ah.

Waxa Marag Ma Doonto ah in dhalin yaro kala duwan oo aan hore dalka shaqo uga hayn oo kala duwani ay hada noqdeen kuwo aqoonta ay barteen ku shaqeeya Iga Oo Imtaxanadii Shaqo Raadinta si Cadalad Ah U soo Baxay.

Waxa Hada Markhaati Ay Bulshada Kala duwan Ka Tahay Nadaamka Ardayda Jamacadaha Ka Baxay ee Gobolada Dalka Looga qaadayo Imtaxaanada Kuwaasi Oo Noqonaya Shaqalaha Dawlada Ee Kala duwan.

Tix galinta Aqoonta Dhalinyarada In La Qiimeeyo Oo Si Xalal Ah Isla Markaana Cadalad Ah Loo tix Galiyaa Waa sinaha Dawladnimo Dawlad Kasta Oo Humar Gadhaa Waxa Sabab U Ah Aqoonta Iyo Maskaxda Fayow. Sharmarke Geele Waxa Uu Dadaal dheer Ugu Jiraa sidii Dalku U Noqon Lahaa Mid Da,yarta Joogtaa Ay Aqoon Ugu Hagaan Dalka Isla Markaana Ay Ka Nadiifiyaan Nadaamka Qabyaalada Si Wadamada Calamka Loo Higsado
Gudoomiye Sharmarke Geele Waa Ruux La Odhan Karo Waa Masuul Ka dheer Nadamka Xilashada Qabyaladeed Waa Masuul Ku Suntan Tix Galinta Aqoonta Isla Markaana Dhalinyarada Si Cadalad Ah u Sima Waa Ruux Ka Dheer Nin Jeclaysi
Waxa Uu Mar walba Isku dayaa Qancinta Dhalinyarada Kala Duwan Iyo Waayeelkaba.
By:-Abdizamed Giirre

COMMENTS
Latest News