caroog.net
Deg Deg: Daawo Abwaan Ka Nixiyay Wasiiraddii Xukuumaddii Siilaanyo Ee Ka Qayb Galay Bandhigga Buugga Cabdi Qays Iyo Arimaha Cajiibka Ah Ee Uu Uga Digay Kuwa Muuse Biixi.
September 9, 2019 - Written by admin

Deg Deg: DAAWO Abwaan Ka Nixiyay Wasiiraddii Xukuumaddii Siilaanyo Ee Ka Qayb Galay Bandhigga Buugga Cabdi Qays Iyo Arimaha Cajiibka Ah Ee Uu Uga Digay Kuwa Muuse Biixi.

“Wasiiro Lagu Gob-lamay Ayaa Idinka Horeeyay Oo Xanuun La Tagay Ee Wadadoodii Ha Raacina”Abwaan Aaden Tarabi ayaa sidaasi yidhi maruu Xalay Hadal ka jeediyay Madal ilyartu isqabatay oo lagu soo bandhigay Buug ka hadlayay Badweynta Sooyaalka Taariikheed ee Abwaanka Cabdi Qays.

COMMENTS
Latest News