caroog.net
Deg Deg: Daawo Shilkii Ugu Naxdinta Badnaa Oo Ka Dhacay Duleedka Berbera, Dirawalkii Iyo Gaadhigii Uu Watay Oo Isku Dhalaalay.
October 24, 2019 - Written by admin

Deg Deg: Daawo Shilkii Ugu Naxdinta Badnaa Oo Ka Dhacay Duleedka Berbera, Dirawalkii Iyo Gaadhigii Uu Watay Oo Isku Dhalaalay.

Shilkan Aadka u naxadinta badan  ayaa waxa uu ka dhacay Duleedka Magaalada Berbera gaar ahaan Buundada laga galayo magaalada, kadib markii ay si kedis ah iskugu dhaceen gaadhigan iyo Dirawalkan isku dhalaalay ee lakala saari laayahay iyo gaadhi kale oo isna sida la sheegay dhinaca Magaalada Hargeysa ka tagay. Inta la ogyahay hal nin ayaa ku dhintay, tiro kale oo dad ahina waa dhaawac.

Alle ha unaxariistee marxuumkan gaadhiga ku dhalaalay ee laga fujin kari laayahay ayaa waxa uu banjarle ku haystay Laamayda Berbera uga baxda dhinaca Hargeysa, Waxaana uu ahaa Farsamo yaqaan dhinaca gaadiidka ah (Macanic),  waxaanu gaadhigan  uu u soo kaxaystay si uu tijaabo uga qaado sidaana waxa ku timid tii ALLE.

COMMENTS
Latest News