caroog.net
Deg Deg: Khilaafkii U Dhexeeyey Wasaaradda Maaliyadda Iyo Xisaabaadka Guud Oo Mar Kale Sii Laba Kacleeyay Iyo Wasiirka Oo Hadda Baahiyay War Uu Ku Libin Sheeganayo.
November 8, 2018 - Written by admin

Wasiirka Oo Qoraal Uu Warbaahinta Ku Baahiyay Ku Sheegay Inuu Isagu Guusha Yeeshay Oo Uu Ka Sax Sanaaday Xisaabiyaha Guud.

 

War-saxaafadeed

Kala aragtidii sharciyeed ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Waaxda Xisaabaadka oo soo Gabobabowday

++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++

Wasaaradda Horumarinta Maaliyaddu waxay cadaynaysaa inuu dhamaaday kala aragtida sharciyeed ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda iyo Waaxda Xisaabaadka Guud ka dhexeeyay, kaas oo ku soo afmeermay in Xafiiska Xisaabaadka guud yahay Waax “Department/Office” ka mid ah Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda, sida ku xardhan Dastuurka JSL, Xeerka Maamulka Maaliyadda ee Waddanka u Dajisan iyo Hannaanka Dawladnimo ee Dunidu isticmaasho.

Allaa Mahad Leh

Yuusuf Maxamed Cabdi
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda

COMMENTS
Latest News