caroog.net
DEG DEG: Laba qarax oo culus oo goor dhow ka dhacay Muqdisho
November 9, 2018 - Written by admin

 Laba qarax oo aad u culus ayaa goor dhow laga maqlay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Qaraxyada ayaa lagu warramayaa inay ka kaladhaceen agagaarka KM4, waxaana sidoo kale la maqlayaa rasaas xooggan oo dhaceysa.

Sawirka hoose ayaa muujinaya qaraxyada.

Naga filo faahfaahin dhowaan, Insha Allah

COMMENTS
Latest News