caroog.net
Deg Deg: Ma Dhabaa In Liiskani Siyaasiyiinta Soomaalida Ahi Yihiin Kuwii Dhabta Ahaa Ee Ay Dawladda Kenya Ka Mamnuucday Inay Gudaha Dalkeeda Soo Galaan.
June 7, 2019 - Written by admin

Xubnahani Ayaa Waxaa Ka Mid ah Madaxda Ugu Saraysa Dalka Soomaaliya sida Madaxweynaha iyo Raysal Wasaaraha, Wasiiro, Xildhibaano iyo Shaqsiyaad Dowlada Ka Taageero Bartooda Facebooga.

Hor Dhaca Liiska Shaqsiyaadka la sheegay inay Kenya Ay Soo Bandhigtayna Waxaa Kamid Ah:-

1. Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo
2. RW Xasan Cali Qeyre
3. G.Barlamanka Maxamed Mursal
4. G.1 aad Muudey
5. G2 aad Mahad Cawad
6. G.G.Banadir Eng Yariisow
7. G.Amniga Maxamed Tuulah
8. W.Qorsheynta Jamaal
9. W.Dhalinyarada Mama Qadiija
10. W.Maliyada Ducale Beyle
11. Madaxweynha K.Galbeed Cabdicasis Lafta Garen
12. Madaxweynha Hirshabele Maxamed Waare
13. Agasimaha NISA Fahad Yaasiin
14. Taliyaha Boliska G.Banadir Sadaq John
15. Safiirkii Kenya Maxamuud Tarsan
16. RW Kuxigenka Mahdi Guuleed
17. Siyaasi Salad Cali Jeele
18. Siyaasi Cali Maxamed Geedi
19. Siyaasi Cali Yare Cali
20. Siyaasi Ambassador Owliyo
21. Duqbilow Kablow Faarax
22. W.Dulista Hawada Maxamed Oomaar
23. W.Waxbarashada Cabdullahi Godax Bare
24. W.Amniga Qaranka Wasiir Islow
25. Xildhibaan Mustafa Dhuxulow
26. Xildhibaan Xuseen Iidow
27. Xildhibaan Cayaar Jecel
28. Madaxweyne Kuxigenki Galmudug Xaashi Carabey
29. G.Barlamanka Galmudug Cali Gacal Casir
30. Sheeq Cali Wajiis
31. Sheeq Nuur Baaruud Gurxan
32. Sheeq Bashiir Axmed Salaad
33. Sheeq Kenyawi
34. Marwada 1aad Dalka Saynab
35. Dr Axmed Cali Daahir
36. Xildhibaan Cabdishakuur Gaal eri
37. Xildhibaan Sagal Biixi

COMMENTS
Latest News