caroog.net
Deg Deg: Xukuumadda Oo Amar Culus Dul Dhigtay Ganacsatada Biyo Mareenadda Dhistay, Shirkaddaha Laydhka Iyo Dirawalada Gaadiidka Dadweynaha Wada.
May 14, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Caroog.net) – Warqad bilaa saxeex ah oo aan lagaranayn meel ay kasoo baxday balse warar aan la hubin ay sheegayaan inay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha kasoo baxday oo warbaahinta soo gaadhay ayaa lagaga hadlay khasaaraha roobabkii xalay iyo waxyaaba sababay.

Waxa ku qoran Gudi uu Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed kaahin ka mid yahay oo soo kormeertay Xalay Goobo badan oo Caaasimadda ka tirsan oo waxyeelo ka dhacday.

Waxa ganacsatada dul degan goobaha biyo mareenadda ah amar lagu siiyay inay Muddo toban cisho ah alaabtooda kaga gurtaan.  Waxa sidoo kale digniin iyo amar la  faray Shirkaddaha Laydka ee Caasimadda Hargeysa.

Akhri Warqadda.

Image may contain: text
No photo description available.

COMMENTS
Latest News