caroog.net
DHIBAATADA DARAN EE AY SHIISHADU KEENTO
May 14, 2019 - Written by caroog

Hal saac oo aad shiishad dhuuqdo waxa ay lamid tahay 400 oo xabo oo sigaar ah adiga oo dhuuqay,

Hadii agtaada lagu cabo iyaduna waxa ay leedahay saameyn kale oo dhibaato kuu keeni karta

Xubnaha ay waxyeelada daran u geysato shiishadu marka aad dhuuqdo waxaa kamid ah, ama xanuunada ay keenta

Kansarka Afka ku dhaca
Kansarka sanbabka ku dhaca
Kansarka kelyaha kudhaca
Kansarka dhuunta ku dhaca
Kansarka caloosha ku dhaca
Kansarka kaadi haysta ku dhaca
Kansarada ku dhaca ilma galeenka
Madhalaysnimo
Xanuunka neefta ama Asmada
Sonkoroowga ama macaanka
Dhiig maskaxda ku furma
Lafaha oo daciifa

Qof aad jeceshahay haduu isticmaalo ama agtaada lagu cabo fadlan qatartaan uga dig in uu iska ilaaliyo, ama uu ka fogaado halka lagu cabayo,

U SHARE garee asxaabtada gaarsiina si ay u ga faaiideystaan ama halkaan uga wac qof ama labo.

Dr Amen

COMMENTS
Latest News