caroog.net
“ Farmaajo Waxuu Aaminsan Yahay In Maanta Itoobiya Ay Somaliland U Soo Qabaneyso ..” Dr Bulxan + [ Muuqaal ]
December 11, 2018 - Written by admin

Dr Xussen Cabdilaahi Bulxan oo ka mid ah aqoon yahanka Somaliland  ayaa waxaa  uu ka Hadley wada hadalkii Somaliland iyo Somaliya , waxaana  uu dib u dhaca wada hadaladaasi ku  yimid ku eedeyey dawlada faderaalka Somaliya

Dr Bulxan waxaa uu  soo jeediyey in wada hadalada siyaasiyiinta oo qudha loo deynin balse ay qeyb ka noqdaan aqoon yahanka labada dhinac ba

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News