caroog.net
Faysal Cali Waraabe Oo Taageeray Mooshinka Farmaajo Laga Keenay “ Farmaajo Soomali Buu Khatar Ku Yahay ..” + [ Muuqaal ]
December 11, 2018 - Written by admin

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu si xoogan u taageeray mooshinka xildhibaanada baarlamaanka Somaliya ay ka keeneen madaxweyne Farmaajo

Gud Faysal ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo ficilada uu wadaa ay yahiin qaar dhamaan umada Soomaaliyeed khatar ku ah , isla markaana waxa uu cadeeyey in isagu ka gudoomiye ahaan ka shaqeyn doono sidii  Farmaajo xilka looga qaado lahaa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News