caroog.net
Maamulka Beerta Libaaxyadda Hargeysa Oo Nasiib Darro Ku Tilmaamay Go’aankii Xukuumadda + [ Muuqaal ]
November 14, 2018 - Written by admin

Maamulaha Beerta Libaax yada ee Hargeysa ayaa waxa uu nasiib daro ku tilmaamay  go,aan shalay ka soo  baxay xukuumada Somaliland kaas oo ahaa in aan Hotel aan xaflado lagu qaban Karin ama aan lagu caweyn Karin waxii ka danbeeya 11:50 Daqiiqo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News