caroog.net
Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddani Oo Madal Hadallo Kulul Isku Waydaarsaday + [ Muuqaal ]
December 11, 2018 - Written by admin

Xoghayaha cadaalada xisbiga Waddani iyo Xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye ayaa waxaa ay madal lagaga hadlaayey xaquuqda haweenka ay isku weydaarsadeen hadalo kulul

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News