caroog.net
Masuuliyiinta Heego Reer Samatar Ee Muuse U Wakiishay Haayadaha Kala Duwan Ee Dawladda Si Ay Ugu Soo Waraman.
May 8, 2020 - Written by caroog
Masuuliyiinta heego Reer Samatar Ee Muuse u Wakiishay Haayadaha kala duwan ee Dawladda si ay ugu soo waraman.
halkan hoose ka akhri
1. Ahmed Mohamed Carab- Maamula Kuxigeenka Madaarka Ahna madaxa Nabadgalayada- Reer Samatar 2. Ridwaan Faarax – Agaasimaha duulimaadyada Madaarka Hargeisa-Reer Samatar 3. Ibraahim – Agaasimaha Waaxda Gaadiidka ee Madaarka Egal International Airport-Reer Samatar 4. Ismail- maamule ku xigeenka Cashuuraha Ee Madaarka Egal International Airport Ka-Reer Samatar 5. Abdirahman Yaasiin- Safiir ku xigeenka Belgiumka Iyo Holland-Reer Samatar 6. Iid Muuse Muhumed Haji farah – Agaasimaha machadka tobabarka shaqaalaha dawladaha hoose- Reer Samatar 7. Abdirahman Abdi Hassan- Wakiilka Ganacsiga ee Safaarada Addis Ababa-Reer Samatar 8. Ahmed Ciise Abdi dheeg – Safiir ku xigeenka saffarada Sucuudi Arabaya, -Reer Samatar 9. Dr Abdi Abdilahi National malaria program ee wasaarada Caafimaadka-Reer Samatar 10. Dr abdirahman geel National HIV program. Ee wasaaradda horumarinta caafimaadka-Reer Samatar 11. Siciid Nuux, National Drug Authority-Reer Samatar 12. Dr. Raabi- Lataliyaha Wasiirka -Reer Samatar 13. Maxamed dahir khayre, Lataliyaha wasiirka ahna waaxda HIV/AIDS -Reer Samatar 14. Maxamuud Xoore – Agaasimaha Xisaabaadka ee Wakaalda biyaha Hargeisa, -Reer Samatar 15. Eng Khalif, Maareeyihii hore ee wakaalda ahna Madaxa mashruuca SDF ee wakaalada biyaha-Reer Samatar 16. Abdiraxman Abdi Abdillahi (Shiine) – Agaasimaha Shaqaalaha Ee wakaalada biyaha Hargeisa-Reer Samatar 17. Xamda Yousuf Adan Agaasimaha Maamulka Iyo lacagta ee Wasaarada Qoyska -Reer Samatar 18. Eid sh. Muhumed Sagal- Agaasimaha waaxda qorshaynta wasaaradda qoyska-Reer Samatar 19. Maxamed Cismaan Dube- Agaasimaha Maamulka Iyo Lacagta Ee wasaarada Horumarinta Beraha -Reer Samatar 20. Sucaad SH. AXMED CISMAAN- Agaasimaha Waaxda Maamulka & Lacagta ee wasaarada gaadiidka-Reer Samatar 21. Ahmed cumer quule- Guddoomiyaha Kuuliyada tobabarka Macalimiinta Somaliland- Reer Samatar 22. AbdiAsiis Dheeg- Agaasime ku xigeenka Miisaaniyada Wasaarada Maaliyada-Reer Samatar 23. Abdiwahaab Ali Muhumed-Garaad- Agaasimaha Waaxda GPLG ga ee wasaarada Maaliyada- Reer Samatar 24. Ismail Mohamed Ahmed- Lataliyaha haayada barakacayaasha Somaliland-Reer Samatar Fiiro Gaara: Kuma Jiraan Shaqaalaha tirabeelka ah ee wasaaradaha kala duwan laga shaqaalaysiiyay oo boqolaalka kor u dhaafaya.

COMMENTS
Latest News