caroog.net
Muqdisho: Arday Banaan-Bax Dhigaysay Oo La Wareegay Gaadhi Cabdi Bile Ah Oo Qori Saaran Yahay + (VIDEO)
May 14, 2019 - Written by admin

Waxaa Magaalada Muqdisho  wali ka socda Banaanbaxyo xoogan oo ay dhigayaan arday ka cadhaysan imtixaanaad laga joojiyay,kaasi oo rabshado wata.

Ardayda ayaa waxaa ay cabasho xoogan ka muujinayaan sida aan wanaagsanayn ee loola dhaqmay iyo juhdigii iyo dadaalkii ay bixiyeen ee la dayacay.

Gaadhi Cabdi bile ah  oo qori saaran yahay oo maraayay wadada Makka-almukarama ee Magaaladda Muqdisho ayay si xooga ah kula wareegeen ardaydu sida aan wararka ku heleeyno, ama ka muuqata muuqaal laga soo qabtay.

Waxaana ay sheegeen in wixii dhabaato ah ee maanta dhaco oo mas’uul ka yahay wasiirka waxbarashada Soomaaliya  Cabdullaahi Goodax Barre.

COMMENTS
Latest News