caroog.net
“Muxuu Sharcigu Ka Qabaa Xubinta Xisbiga Wadani Ay Sheegeen Inay Hakintii Ka Qaadeen, Golaha Wakiiladu Se Ma Ansixinkaraa Iyadoo Sharciga Loo Eegayo” Gary. Biixi
March 12, 2020 - Written by caroog

Bal Hada Marlanaad Aynu Diirada Saarno Maxuu Sharcigu Ka Qabaa Xubinta Xisbiga Wadani Ay Sheegeen Inay Hakintii Ka Qaadeen, Golaha Wakiiladu Se Ma Ansixinkaraa Iyadoo Sharciga Loo Eegayo ?

Xubintan xisbiga Wadani waxay hortaalay oo madaxwaynuhu u gudbiyey golaha wakiilada sidii loo ansixinlahaa, balse nasiibdaro xubintan way ka dhaga adaygtay inay golaha hortagto waxaana saamayn ku yeeshay qoraal uu gudomiyaha xisbiga wadani uu ku hakiyey, hakintaas oo qayrulsharci ahayd oo aanay jirin Awood sharci oo uu ku hakin karo gudomiyuhu kolhadii xubintu ay soo dhaafto madaxwaynaha, oo ay soo gaadho golaha wakiilada .
Nuxur ahaan xubintani waxaa saamayn ku yeeshay xisbigii kamana mid noqonkarto xubnaha komishanka si waafaqsan Qodobka.13aad Farqadiisa 5aad ayaa udiidaya siiqo sharci ahaan.

Image may contain: text

COMMENTS
Latest News