caroog.net
Qaabab Fara Badan Oo Lacag Aad Ku Heli Karto Adigoo Adeegsanaya Ganacsiyada Internet Dhexdiisa. W/Q Eng. Abdifatah Jama
July 22, 2019 - Written by caroog
Qaabab Fara Badan Oo Lacag Aad Ku heli Karto Adigoo Ka Ganacsanaya Ganacsiyada internet dhexdiisa.
1★Samayso website wararka laga Akhristo hadii si fiican laguu barto bishii waxaad ka soo xarynaysaa ugu badnaan 2300$ ugu Yaraan 1200$.
(Qiimaha lagu Sameeya Website leh Hosting iyo Domain ba waa 120$ ugu badnaan ugu Yaraana 80$)
*Waxaad u baahan tahay kaliya
{waa Inay Kaa Go’an Tahay Inaad Shaqaysato}
1=1 laptop
2=internet
3=Iyo inaad shaqadaada ka dhigto daily.
Hal Kamarad oo Aad Wararka ku soo duubato,wixii macluumada  ee website suuqa u yeelaya ee kalena waxaad ka helaysaa internet dhexdiisa
4= Qolkaaga waad ku dhex shaqaysan Kartaa
waa Inay Kaa Go’an Tahay Inaad Shaqaysato
«Shaqo wacan shaqayso.»
2★Samayso  Kanaal YouTube ah .
(noqo Youtuber)
*La kaalay Fikrad Cusub Ama mid hore u jirtay soo cusboonaysii Ka dibna ka shaqaysii Samee Muuqaalo bulshada soo jiidanaya,ka hadal mawduucyo iyo barnaamijyo qaali ah oo Tayo leh.
Waxaad Ka soo Xaraynaysaa bishii 1400$ ugu badnaan ugu yaraana 650$ bishii hadii aad  View badan yeelatana wuu ka sii badanayaa
(Gacantaada Ayaad ku samaysan Kartaa Kanaal youtube ah waliba si Fudud)
Maxaad u baahantahay.
Waxaad u baahan tahay.
{waa Inay Kaa Goan Tahay Inaad Shaqaysato}
1=Kamarad waliba mid Iska Jaban 210$ ilayn lacag baad ku soo saaraysaaye.
2=1 laptop
3=Internet
4=qol kira Ah Hadii Kalena Qolkaaga waad ku samayn Kartaa
«Shaqo wacan shaqayso.»
3★Samayso website.Kuna iibi Online   Calamadaha shirkadaha  Schoolada,
Hotelada  IWM.
Caalamkuna wuu Tixgaliyaa Website yada Noocaas Ah soomalida ayuunbaa Yasitaanka Taqaana Hadii Si Fiican caalamka lagaaga barto halkii logo Waxaa Lagaa Siisanyaa 150$ ugu Yaraan ugu badnaana 345$
(Qiimaha lagu Sameeya Website leh Hosting iyo Domain ba waa 120$ ugu badnaan ugu Yaraana 80$)
Maxaa lagaaga baahan yahay?
{waa Inay Kaa Goan Tahay Inaad Shaqaysato}
1=Kaliya waxa lagaaga baahan yahay inaad Tahay Qof Designer Ah Si Fiicana U Nashqadeeya Calaamadaha .+software bilaashana way ku jiraan Google kuwa ugu caansana waxa kamida
A.logo maker b.logo designed
2=hal laptop
3=internet
4=qol kira Ah Hadii Kalena Qolkaaga waad ku samayn Kartaa
«Shaqo Wacan shaqayso»
Part Two
4★Samayso website  shaqooyinka soo bandhiga Gaara Ahaan Kuwa Soomalida
Sida aad uga shaqaysiinayso website kaasina waa inaad isku xidho xarumaha oo dhan kana Reebato emailo iyo lambaro si shaqo kasta oo soo baxda aad ugu xayaysiiso website kaagamarka laguugu soo diro Adiga laftirkaaguna waad baadi goobaysaa shaqooyinka banaanaada  bishii waxaad ka samayn kartaa ugu badnaan 1800$ ugu Yaraana 1000$
(Qiimaha lagu Sameeya Website leh Hosting iyo Domain ba waa 120$ ugu badnaan ugu Yaraana 80$)
Maxad u baahan Tahay
{waa Inay Kaa Goan Tahay Inaad Shaqaysato}
1=Hal laptop
2=internet
3=qol kira Ah Hadii Kalena Qolkaaga waad ku samayn Kartaa
«Shaqo wacan shaqayso.»
W.Q: Engr Abdifatah Jama
Dhamaad
sidaas iyo Ka Faaidaysi Wanaagsan.
Waxaan Rajaynaynaa inaad ka faaiday 4tan fursadood ee laga samayn karo online waliba si fudud
Mahadsanid
Attachments area

COMMENTS
Latest News