caroog.net
Sheekh Shaakir Oo Amar Siiyey Wasiiradii Hore Ee Galmudug, Baaqna U Diray DF (Akhriso)
February 6, 2020 - Written by caroog

Shiikh Maxamed Shaakir oo dhowaan Ahlu Sunna u dooratay Madaxweynaha Galmudug ayaa amray wasiiradii maamulkii hore ee Galmudug inay howlahooda si caadi ah u sii wataan inta laga magacaabayo wasiiradii bedeli lahaa.

Qoraal ka soo baxay xafiiska Sheekh Shaakir ayaa loogu baaqay dowlada federalka inaysan dhaqaalaha shacabka Galmudug aysan u adeegsan dano siyaasadeed oo iyada u gaar ah.

Hoos ka akhriso qoraalka Ahlu sunna

COMMENTS
Latest News