caroog.net
Somaliland Oo Ka Hadashey Weerarkii Xalay Caare Ku Soo Qaadey Degmada Ceel Afweyn + [ Muuqaal ]
November 22, 2018 - Written by admin

Wasiirka wasaarada ciyaaraha Somaliland oo ku sugan magaalada Ceel afweyna yaa waxaa uu ka Hadley weerar xalay uu Korneyl Caare ku soo qaadey degamada ceel Afweyn

Wasiirka ayaa sheegay in weerarkaas aanu wax khasaare ahi ka dhalanin balse Caare uu doonaayo inuu wax yeelo nabada Ceel Afweyn lagu gaadhey oo gunaanad keedii hada loo joogo waa sida uu hadalka u dhigaye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News