caroog.net
Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland Oo Geeriyooday
November 1, 2019 - Written by admin

Waxa caawa fiidkii Hargeysa ku geeriyooday Alle ha u naxariisto taliyihii ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan.

Marxuumka ayaa mudooyinkii danbe shaqada uga maqnaa xanuun.

Waxay dhamaan maamulka Iyo hawlwadeenada Shabakadda Caroog.net ay tacsi u dirayaa shicibka Somaliland Iyo qoyskii uu ka baxay marxuumku.

Waxaanu si gaar ah uga tacsiyaynaynaa Ciidamada Qaranka Somaliland ee uu ka baxay.

 

COMMENTS
Latest News