caroog.net
Warshad Hargeysa Ku Taal Oo Sharaabkeedu Wasakhoobay & Xukuumadda Somaliland Oo Go’aa Ka Gaadhay + [ Muuqaal ]
December 10, 2018 - Written by admin

Gudoomiyaha Haaya’dda Dhawrista Somaliland  ayaa sheegay in kadib baadhitaan ay dalka dibadiisa ku soo sameyeen ay ku ogadeen ay sharaab ay soo saarto shirkada U-Fresh ay  ku ogaaden in sharaabkaas ay ku jiraan waxyaano wasakheysan isla markaana ay go,aansadeen in suuqa dib looga soo uruuriyo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News