caroog.net
Wasiirka Cusub Ee Waxbarashada Somaliland Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Loo Magacaabay
November 12, 2018 - Written by admin

Hargeysa(Caroog.net) – Wasiirka cusub ee madaxweynaha Somaliland Shalay u magacaabey xilka wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland Md Cismaan Aadan Jaamax  oo maanta warbaahinta la Hadley ayaa si aad ah u soo dhaweeyey xilka loo magacaabey , madaxweynaha na uga mahad celiyey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News