caroog.net
Xarunta C.I.D Oo Looga Yeedhay Telefishanada Saab Iyo Star Oo Ay Xukuumaddu Dacweysay + [ Muuqaal ]
November 17, 2018 - Written by admin

Xarunta danbi baadhista Somaliland ee loo yaqaabo C.I.D ayaa waxaa  maalinta sabtida ah ee Bari looga yeedhay telefishanada SAAB Iyo STAR Tv oo dhawaan wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland uu dacwad ka gudbiyey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News