caroog.net
Xeer Ilaalinta Somaliland Oo Ka Hadashey Dacwado Lagu Soo Oogey Telefishanada SAAB Iyo STAR
November 7, 2018 - Written by admin

Hargeysa(Caroog)-Madaxa xeer ilaalinta Somaliland ee gobalka Maroodi-jee Mawliid  Cabdi Muuse ayaa waxaa uu si rasmi ah u xaqiijiyey in dacwad ay wasaarada warfaafinta Somaliland ka soo gudbisay telefishanada STAR T  iyo SAAB TV

Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in dacwadaas ay u sii gudbiyeen haaya’daha shaqada ku leh ee waaxda danbi baadhista natiijaduna ay dhawaan soo bixi doonto

Halkan Hoose Ka  Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News