caroog.net
“Xukuumada Muuse Biixi Sharci Kuma Dhisna ..” Xil Xusen Axmed Ceydiid + [ Muuqaal ]
December 7, 2018 - Written by admin

Xildhibaan Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland kana tirsan xisbiga Waddani ayaa waxaa uu sheegay in xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ku  dhisneen wax sharci ah , balse ay ku dhisan tahay Digreeto ka soo baxday caqliga Madaxweyne Biixi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News