Warar
-
Khasaaraha Naf & Hub ee ilaa hadda gaadhay Ciidamadda Ruushka Dagaalka Ukraine
Wasiir ku xigeenka difaaca Ukraine ayaa soo saartay qiyaasta khasaaraha ay sheegtay in ciidamada dalkaasi ay u geysteen Ruushka ilaa hadda.
Ukraine waxay ku qiyaastay khasaaraha ilaa haatan gaaray militariga Ruush...
Sunday, February 27, 2022
-
Sacuudiga oo markii ugu horeeysay xusay Aasaasihii Boqortooyada+Doorkii & Taariikhda Wahaabiyiinta oo wareegto lagu tirtiray
Mohamed Bin Salman oo gacan qaadaya Sheikh Abdulaziz Al al-Sheikh
Sacuudi Carabiya ayaa maanta marki ugu horreysay sameysay dabaaldag lagu xusay ninki aas-aasay boqortooyada muddo hadda laga joogo ku dha...
Wednesday, February 23, 2022
-
Siyaasiga Debed-wareega ah ee Maxamuud Xaashi Kulan Raaligalin ah ugu Tagey Xildhibaan Faratoon Gurigiisa
Sida ay Xaqiijinayaan, Warar Ka agdhaw Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa Sheegaya in uu Caweyskii xalay ugu taggey Gurigiisa Caasimada Hargeysa Xidhibaan Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (faratoon), oo ay Saaxiibo ...
Friday, February 18, 2022
-
Tuulo ay mamnuuc tahay in Carruur lagu dhalo,Xoolana lagu dhaqdo,Xabaalo dadka Dhinta lagu aasona lahayn+Sababta
Waa arrin la yaab leh, in tuulo ku taalla waddanka Ghana aanan laga ogolayn in carruur ay ku dhashaan.
Tuuladan Mafi Dove oo ku taalla koonfurta dalkaasi Ghana ayaa waxaa loo arkaa inay ku taal dhul baraka...
Friday, February 18, 2022
-
Kumannaan Haween Sacuudiyaana oo codsaday shaqooyin Ragga oo keliya ay qaban jireen+Sababta
It is the first time train driver jobs have been advertised for women in Saudi Arabia
Shirkad tareennada ah oo qoronaysa 30 haween ah oo u tababaran inay kaxeeyaan tareennada Sucuudi Carabiya, ayaa waxa ay s...
Friday, February 18, 2022
-
Maxaad kala socotaa kiiska ay Kenya u haysatay xildhibaanka beddelay Muudey?
Nairobi Maalintii Arbacada ee ay taariikhdu ku beegneyd 16-ka bisha February, 2022-ka waxaa magaalada Baraawe ka dhacday doorashada kursiga Golaha Shacabka ee HOP145, taasoo uu ku guuleystay Maxamed Cabdalla Axmed.
Xildhibaan M...
Thursday, February 17, 2022
-
Cabdiraxman Cirro oo war culus kasoo saaray doorashada Somaliland
Musharraxa xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdiraxmaan Cirro oo xalay warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ay aqbali doonnaan doorasho xor oo xalaal ah hase ahaatee aanay aqbali doonn...
Thursday, February 17, 2022
-
Nuxurka Qodobaday ka wada hadleen Hogaanka Xisbiyada Ucid & Waddani iyo Bulshada Caalamku
Hoggaanka sare ee labada Xisbi Mucaarad ee WADDANI iyo UCID ayaa kulan l...
Thursday, February 17, 2022
-
Wasiirka Hawlaha Guud oo luuqad adag ugu jawaabay Xildhibaan Laab-saalax oo Mudaharaad ugu baaqey Shacabka Hargeysa
Dastuurka waxaa ka farcama Xeerar faahfaahsan
Si waafaqsan Xeerka ilaalinta Anshaxa iyo Nabadgelyadda Guud Xeer L/r 51/2012
Qodobka 10aad farqadaha 1aad ilaa 4aad ayaa Banaan-baxyada lagu xusa...
Thursday, February 17, 2022
-
Wefti ka socda Qaramada midoobay oo M/weyne Muse Biixi Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Dr Aadan Cabdimawla...
Wednesday, February 16, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
Latest News
|