koronto

Korontada ayaa si tartiib tartiib ah dib loogu soo celiyay meelaha qaar ee dalka Pakistan kaddib markii ay xalay korontada ka go’day guud ahaan waddanka oo dhan.