caroog.net
Maxaad ka ogtahay jilayaasha ugu mushaarka badan adduunka?
October 15, 2020 - Written by caroog

Majaladda carood.net ee wax ka qorta arrimaha ganacsiga iyo maalqabaneeda caalamka ayaa sannadkan 2020-ka wax ka qortay jilayaasha caalamka ee ugu mushaarka badan.

The Majalladan oo xog baaris ku sameysay maalqabeennada caalamka iyo hantidooda ayaa sannadkan soo bandhigtay aktarada sameeya aflaanta iyo mushaarka ay sannad walba qaataan.

Waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa qaar ka mid ah 10-ka aktar ee ugu mushaarka badan dunida.

COMMENTS
Latest News