caroog.net
Shaqaalihii Xafiiska Raysal Wasaare Khayre oo Bilaabay inay Shaqada iskaga cararaan iyo Masuulkii u horeeyay Oo Shalay Iskii iskaga casilay Shaqadda.
July 29, 2020 - Written by admin

Xoghayaha Joogtada cusub ee Xafiiska Ra’isul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirisaak Xuseen Aaden ayaa maanta si rasmi ah xilkiisa ula wareegay

Munaasabad kooban oo loo qabatay waxaa sidoo kale ka qeyb-galay Sii-hayaha wasiiru-dowlaha xafiiska Ra’isul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi xaamud.

Sii-hayaha Ra’isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxemed Guuleed (Qadar) ayaa 25-kii bishan xoghayaha joogtada ee Xafiiskiisa u magacaabay inuu noqdo Cabdirisaaq Xuseen Aadan, isagoo xilkana ka qaaday xoghayihii hore Axmed Nuur oo ahaa masuul si weyn ula soo shaqeeyey sanadahan dambe RW hore Xasan Cali Khayre.

   

COMMENTS
Latest News