caroog.net
Sidee Ayey Beeluhu U Kala Helayaan Saamay-Qaybisaga Kuraasta Golaha Wakiilada Haddii Lagu Saleeyo 21 Degmo Doorasho Ee Dalka ? Aqoonyahan Cabdikariin Cali Askar
July 22, 2020 - Written by caroog

Sidee Ayey Beeluhu U Kala Helayaan Saamay-Qaybisaga Kuraasta Golaha Wakiilada Haddii  Lagu Saleeyo 21 Degmo Doorasho Ee Dalka  ? Aqoonyahan Cabdikariin Cali Askar

Waxaan jeclaystay in aan la wadaago bulshada reer Somaliland qormo kooban, taas oo aan ku eegi doono qaabka uu noqonayo saami-qaybsiga kuraasta golaha Wakiilada Somaliland , haddii lagu saleeyo 21-kii degmo doorasho ee doorashadii Madaxtooyada somaliland ee uu ku guulaystay Madaxweyne Biixi

Haddaba haddii aan ku salayno 21-degmo doorasho ee lagu galay doorashadii madaxtooyadda Somaliland ee uu ku guulaystay Madaxaweyne Biixi, wuxuu noqonayaa saami –qaybsiga kuraasta Golaha Wakiilada ee beelaha Somaliland sidan shaxda hoose ku xusan ,Buluug= samaroon iyo ciise  Casaan= isaaq. Orage= Gabooye.. Huruud= Harti

 

Aqoonyahan Cabdikariin Cali Askar

COMMENTS
Latest News